Dhalasho Wacan Atoore, Filmsamye Iyo Qarash Gareye Farhan Akhtar Iyo Xidigaha Uu Ka Taagero Bollywoodka!!

 

Farhan Akhtar waa atoore, Filmsameye, film qarash gareye iyo waliba heesa ama fanaan waxuu dhashtay maanta oo kale 9 Jan 1974 waana 45 jir fanka heer wacan ka gaaray.

Farhan waxuu sameyay aflaam caan ah sida taxanaha Don oo uu SRK usameyay iyo Dil Chahta Hai, hadaba xidigaan oo maanta u dabaal dagaayey dhalashadisa ayaan waxaan idiin kaga heynaa xog kusaabsan xidigaha uu Bollywoodka ka taagero.

Farhan maadma uu yahay atoore iyo filmsameye sido kalena waa daawade aflaamta daawada sida awged dooqisa Bollywoodka ama xidigaha uu Bollywoodka ka taagero waxaa kamid ah ama ay kala yihiin.

Guru Dutt, Bimal Roy, Raj Kapoor, Vijay Anand iyo Preity Zinta, sido kale aflaamta uu Bollywoodka ka xiiseyo waxaa kamid ah Dil Chahta Hai iyo Zindagi Na Milegi Dobara.