Dhalasho Wacan Boqorada Bollywoodka Deepika Padukone Iyo Sawiro U Gaar Ah Xidigtaan!!

Deepika Padukone waxay dhalatay maanta oo kale 5 Jan 1986 waana atirisho maqaam sare ka gaartay fanka hindiya mudadii 11-ka sano oo ay fanka kujirtay.

Xidigtaan ayaa maanta u dabaal dageysa sanad guuradeda 33-aad waana gabar gudaha India iyo daafaha caalamka aad looga jecelyahay waxayna hader ku guda jirtaa waqtigedi ugu wacnaa ayadoo shacbiyad balaarana ku leh baraha bulshada waxana lagu tilmama boqorada baraha bulshada.

Hadaba maadama ay tahay munaasadab dhalasho ee xidigtaan waxaa laga so bandhigay sawiro u gaar ah xiliyo kala duwan laga qaaday, halkaan hoose ka daawo sawirada quruxleyda Bollywoodka Deepika:

2007

2008

2009

2010

2011

2012

2013

2014

2015

2016

2017