Dhalasho wacan Deepika oo maanta 33-sano jirsatay iyo aflaanta ay Bollywood-ka ku qabsatay (+sawiro)

Atirishada ugu awooda badan Bollywood-ka xiligan Deepika Padukone ayaa maanta u dabaal dageyso sanad guuradeeda 33-aad waxayna dhalatay 5 Jan 1986.

Deepika waxay leedahay awood u gaar ah marwalbo oo shaashada kasoo muuqato xitaa awoodeeda qaab jilin ahaan waxay ku hareysaa atoorayaasha ama atirishooyinka filimada la jilayaan.

Xidigtaan ayaa maanta u dabaal dageysa sanad guuradeda 33-aad waana gabar gudaha India iyo daafaha caalamka aad looga jecelyahay waxayna hader ku guda jirtaa waqtigedi ugu wacnaa ayadoo shacbiyad balaarana ku leh baraha bulshada waxana lagu tilmama boqorada baraha bulshada

Mudada 11-ka sano oo ay Deepika Bollywood-ka ka tirsan tahay waxay sameesay aflaan badan balse si gaar ah waxaan idin kugu heynaa 10-filim oo ay awood balaaran kusoo bandhigtay qaab jiliin ahaan kuna qabsatay Bollywood-ka:

Om Shanti Om

Piku

Yeh Jawaani Hai Deewani

Chennai Express

Goliyon Ki Raasleela: Ram Leela

Love Aaj Kal

Cocktail

Finding Fanny

Bajirao Mastani

Padmavaat: