Dhalasho Wacan Farah Khan Iyo Xidigaha Ay Bollywoodka Ka Taagerto, Filmada Ay Xiiseyo Wax Ka Ogow!!

Waxaa maanta sanad guurada dhalashadeeda u dabaal dageysa filmsameyo misan caanka ah ee Farah Khan taaso sameysay aflaam dhaxal gal ah inaba aan caadi aheyn.

Farah Khan waxay dhalatay maanta oo kale 9 Jan 1965 waa atirisho, filmsameyo, film maalgaliso, iyo waliba gabar dhanka Dance-ga macalin ku ah waxayna sameysay aflaam badan oo ay dhanka Dance-ga xidigaha bareyso.

Farah Khan waa shaqi caan ah sida awged waxaan idiin heynaa xidigaha ay Bollywoodka ka taagero iyo filmka ay ugu jeceshahay Bollywoodka.

Farah waxay Bollywoodka ka taagerta xidigaha kala ah Shah Rukh Kha, Amitabh Bachchan iyo Sushmita Sen sido kale filmka kowaad misane ay Bollywoodka ugu jeceshahay wa filmkeda Om Shanti Om kaasi oo Blockbuster weyn noqday sanadkii 2007.