Dhalasho Wacan Heesaa Shreya Ghoshal Iyo 10-keeda Hees Ugu Wanaagsan Bollywood Iyo Koonfurba (+Video)

Maanta waxaa loo dabaal dagayaa sanad guurad dhalasho fanaanada ama heesayada weyn ee Shreya Ghoshal taaso jirsatay 35 sano waxay dhalatay maanta oo kale 12 Maarso sanadkii 1984 waana 35 jir.

Shreya waa mid kamid ah heesayaasha taariikh ahaan dalka India kasoo jeeda kuwooda ugu codka macaaan dad badan ayeena codkeeda halaasiga ah kaga ilmeysiisay qalbigana kaga xaday.

iyadoo 4 jir ah ayee bilaawday inee heesto sido kale markee 6 jir noqotay ayee tartanka iyo tababarka dhanka heesaha iyo fanaanimada ku biirtay heeskeedi ugu horeyay waxuu ahaa Sa Re Ga Ma Pa kaaso Tv ay kaga heestay.

16 markee ahed ayee Bollywoodka soo gashay oo ay bilaawday inee ka heesto filmkii Sanjay Leela Bhansali e Devdas ayeena 3 hees ka qaaday waxayna hanatay quluubta reer hindiya sedexdaas hees waxay ku hanatay abaal marint National Film Awards iyo 2 Filmfare Awards ah fanaanad sanadka ayeena noqotay.

Wixii markaas ka dambeyay dib uma aysan soo jeedsan abaal marino iyo bandhigyo waweyn ayee sameeysay atiriishooyinka ay heesaheeda ugu wanaagsan u qaaday waxaa kamid ah Aishwarya Rai, Madhuri Dixti, Rani Mukerji, Anushka Sharma iyo kuwa kale oo badan.

Hadaba munaasabada dhalasho xidigtaan waxaa lasoo bandhigay 10-eeda hees ugu wanaagsan dhamaan heesaha ay ku luuqeysay fadlan halkaan hoose ka daawo iyagoo muuqaal ahaan ah..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Bollywood:

Bairi Piya – Devdas

Jaadu Hai Nasha Hai – Jism


Sunn Raha Hai Na Tu -Rozana Mashup – T-series Mixtape


Deewani Mastaani Unplugged – Bajirao Mastaani

Kollywood –

Munbe Vaa – Sillunu Oru Kaadhal


Mannipaaya – Vinnaithaandi Varuvaayaa


Preminche Premava – Nuvvu Nenu Prema


Nuvvem Maaya Chesavo – Okkadu

Marathi

Jeev Rangala – Jogwa


Aatach Baya Ka Baavarla – Sairat

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*