Dhalasho Wacan Kangana Ranaut Oo Maanta 32 Sano Jirsatay Iyo Xiddigaha Ay Bollywoodka Ka Taageerto Nala Ogow!!

Maanta waa maalintii Kangana Ranaut oo waxaa loo dabaal dagayaa sanad guurada atiriishadan daafaha caalamka intii iyada taageerta sido kalena waxaa laga qorayaa maqaalo hore oo Update ah iyo kuw horleh.

Maadama ay maanta tahay maalinka ay dhalatay Kangana Ranaut waxaan idiin la wadaagenaxog walba oo kusaabsan atirishadan.

Ranaut waxay dhalatay 23 Mar 1987 waana 32 jir walina aan guursan balse ah atirisho caan ah kana mid ah kuwa maanta ugu caansan uguna maqaamka sareyaan.

Hadaba Kangana waxay Bollywoodka waliged ka taageri jirtay xidigaha kala ah Shah Rukh Khan, Aamir Khan iyo Sridevi, SRK iyo Aamir oo ay qaab jiliinkoda jeclaan jirtay halka Sridevi kartideda ay ku jeclaatay.

Dhanka kale filmka ay Bollywoodka ugu jeceshahay waa filmkii Kuch Kuch Hota Hai ee jaceylka ahaa oo noqday dooqeda kowaad ugu dambeyna dhulalalka lagu dalxiiso waxay ugu jeceshahay Magaalooyinka kala ah Paris iyo Milan.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…