Dhalasho Wacan Sonali Bendre Iyo 10-keda Sawir Ugu Qurxoon 90-kii!!

 

Sonali Bendre waa mid kamid ah atirishooyinki 90kii ugu quruxda badnaa,waxayna sameysa aflaam caan ah, kuwaaso ay xidig la aqoonsado ku noqotay waxayna dhalatay 1 Jan 1975 waxayna jirsatay maanta 44 sano.

Sonali Bendre waxay kamid ahed atirishooyinka ugu soo jiidashada badnaayen 90-kii ayadoo la soo shaqeesay atoorayaal badan sida Shah Rukh Khan, Amitabh Bachchan, Aamir Khan, Salman Khan, Akshay Kumar, Suneil Shetty, Govinda, Ajay Devgan, Sanjay Dutt iyo kuwa kale oo badan.

Waxay xiriir jaceyl oo aan guul gaarin lasoo sameesay Suniel Shetty  iyo Ajay Devgan  waliba xiriirkii ay Suniel Shetty la yeelatay ilaa hada waa mid caan ah ilaa daafaha caalamka laga ogaaday.

Hadaba waxaan idiin heynaa 10 sawir oo u gaar ah quruxleydan munaasabada dhalashadeeda waana sawiro inta badan 90-kii laga qabtay oo ahed xiligii ay ugu quruxda badneed waayaheda dhalinyarnimi.