Dharka Boqortoyada Kuwooda Ugu Quruxda Badan Ee Atirishooyinka Bollywoodka Xirteen Sida Deepika, Sonam, Aishwarya, Sridevi, Hema…(+Sawiro)

 

Filmkii u dambeyay ee dhar boqortooyo atirisho ku dhex xirato waxuu ahaa mashruuca weyn ee Padmaavat kaaso la daawaday sanadkii hore 2018 waana film muran badan dhexda ka galay bilawgii sanadkii hore.

Hadaba filmkaan waxaa hogaamiye ka ah atirishada Deepika Padukone taaso filmkaan ku jileyso boqorada Rani Padmani waxaana lagu arki doona filmka Deepika oo qasriyo waaweyn kudhexjirta sido kalena dharka boqortoyada ku labisan.

Sidaa awged waxaa dib loo eegay taarikhda Bollywoodka marka ay dhacday atirishooyinka inee xirtaan dharka boqortoyada ee gabdhaha boqortoyada ah loogu talo galay kuwaaso kala nooc ah.

Deepika waxaa dharkaan oga horeyeen xidigo ay kamid yihin, Sonam, Kareena, Hema Malini, Aishwarya Rai iyo kuwa kaloo badan.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Atirishooyinka Soo Xirteen Dharka Boqortooyada:

Deepika Padukone Filmka Padmaavat 

Priyanka Chopra Filmka Bajirao Mastani:

Sonam Kapoor Filmka Prem Rathan Dhan Payo:

Anushta Shetty(Atirisho koonfur ah) Filmka Baahubali 2

Sridevi Filmka Puli:

Illeana D’Cruz Filmka Baadshaho:

Madhuri Dixit Filmka Dedh Ishqiya:

Kareena Kapoor Filmka  Asoka:

Rekha and Karisma Kapoor Filmka Zubeidaa:

Hema Malini Filmka Razia Sultan:

Zeenat Aman Filmka Dharam Veer:

Sadhana Filmka Rajkumar:

Vyjayanthimala Filmka Prince:

Aishwarya Rai Bachchan Filmka Jodha Akbar: