Dhawaanahan Atoorayaasha 20-sano Ka Badan Atirisho Ka Weyn Filim La Sameeyeen Wax Ka Ogaaw

Salman Khan kaliya ma ahan atooraha 20 sano kabadan atiriisho uu ka weyn yahay film la sameeyay balse waxaa jraan atoorayaa dhowr ah oo arinkaan sameyeen misane la shaqeyeen atiriishooyin 20 sano ka badan ay ka weyn yihiin.

Da’da tiro ayee ka tahay aktooda Super Star-dan caan ka ah haween ay dhali karaan ayeena shaashada jaceyl kula wadaageen fadlan hoos kaga bogo liiska atoorayaasha 20 sano iyo kabadan atiriishooyin ay ka weyn yihiin hadana shaashada jaceyl kula wadaageen..

Salman Khan iyo Alia Bhatt(Inshallah): 27 sano farqi ah

Aamir Khan Iyo Fatima Sana Shaikh (Dangal): 27 sano farqi ah

Akshay Kumar iyo Amy Jackson (Sing Is Bling):24 sano farqi ah

Shah Rukh Khan iyo Anushka Sharma (Zero): 23 sano farqi ah

Salman Khan iyo Sonakshi Sinha (Dabangg): 22 sano farqi ah

Akshay Kumar iyo Parineeti Chopra (Kesari) 21 sano farqi ah

Shah Rukh Khan iyo Deepika Padukone (Chennai Express): 20 sano farqi ah

Aamir Khan iyo Anushka Sharma (PK): 23 sano farqi ah

Salman Khan iyo Anushka Sharma (Sultan): 23 sano farqi ah

Salman Khan iyo Sonam Kapoor (Prem Rathan Dhan Payo): 20 sano farqi ah

Akhriste liiska intaan wuu ka badnaan karaa balse waa inta ugu caansan iyo atoorayaasha 20 sano iyo ka badan atiriishooyin ay ka weyn yihiin shaashada la wadaageen..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

 

1 Comment

Comments are closed.