Dhibaato Weyn! Akshay Kumar Iyo Parineeti Chopra Filmkooda Kesari Oo Internet-ka Lagu Faafiyay!!

Kesari waa film ka hadlaayo The Battle of Saragarhi waa dagaalkii 10,000 askar oo Afghanistan ka socoto garabna ka helayaan ciidamada Ingiriiska kusoo duuleen Waqooyiga Hindiya 1897 waxaana la dagaaleen 21-askar oo Hindi ah kuwa Punjab dagaan ee Siinga siingaha ah.

waxaana Tiyaatarada la saaray maalintii shalay ahed oo ku beegneyd fasaxa feestada Holiga kaaso sabab u noqotay in filimkaan uu sameeyo ganacsi wacan maalintiisa kowaad

Si weyn ayuu kaga faaidestay ganacsi ahaan mashruucan shalay 21 Crore ka badan ayuuna Box-office-ka kasoo xareeyay maadama fariintiisa in badan ay soo dhaweyeen dadka ku nool dalka india

iyadoo mashruucan maalintiisa kowaad ay si weyn loo xadiday ayaa waxaa hadda soo wajahay cabsi kale sababtoo ah waxaa hadda soo baxaya warar naxdin ku ah kooxda filimka kesari maadama filmka oo dhan gabi ahaantisa Internet-ka lagu faafiyay

taaso dhib weyn ku noqon doonto kooxda filmka sababto ah dad badan oo tiyaatarada u soo daawasho tagi lahaayen Internet-ka ayee ka daawan doonan.

laakiin ma ahan filimkii ugu horeeyay ee la xaday waxaa hore internetka lagu faafiyay aflaamta kala ah Simmba , Manikarnika : the queen of jhansi , Total Dhamaal, Gully Boy kuwaaso markiii dambe ku guuleystayn inay inee ka saaraan Internet-ka aflaamtooda sida xatooyada ah Internet-ka qaasatan YouTube-ka loogu faafiyay.

1 Comment

  1. Asc sxb Jabriil nala wadaaga cawo fiidkii iuo maanta duhurkii xaladiisa iyo heerka u gaaray filima Kesari fadlan nala wadaaga

Comments are closed.