Directer-Ka Filimka Satyameva Jayate Oo Haddiyad Ahaan Loo Siiyay Baabur Mercedes Ah

filimka dhawaan galka ah ee gaaray guusha weyn ee lagu magacaabo satyameva jayate oo uu hogaamiye ka yahay aktarka john abraham kaaso dagaal weyn oo guul dheehan lagalay filimka u watay akshay kumar ee gold

isagoo satyameva jayate uu noqday hitt dhamaystiran isagoo boxx office ka kasoo xareeyay lacago ka badan Rs 80 Crore weliba helay mmaan weyn waxaana laga helay macaash badan

taaso ku qasabtay in soo saarayaasha filimkan dadka lagu kala magacaabo Monisha Advani,Madhu Bhajwani iyo Nikhil Advani ay hadiyad qaali Ah siiyeen director filimkan ninka lagu magacaabo Milap Zaveri


kaaso ay ku abaal-mariyeen inay la saxiixdaan labo filim kale oo cusub madaama uu isaga sabab u ahaa guusha filimkan milap ayaa ku amaanan sida uu isugu xiray sheekada filimkan
isagoo milap uu bartiisa u soo dhigay sawir ah haddiyada la gudoonsiiyay oo ahayd baabur qaali ah  oo ay soo saartay shirkadda Mercedes-Benz

waxaana sawirka kula jira hogaamiyaha fiilimka john abraham isagoo u macad-celiyay dadka gudoonsiiyay hadiyada waana mid u muteystay director kan sida uu kaga baxsaday filimkan