Director Ayan Mukerji Oo Nala Wadaagay Sawiro U Gaar Ah Aktarada Alia Bhatt, Ranbir Kapoor Iyo Amithab Bachchan Ee Filimka Brahmastara

Filimka Brahmastra oo ah Superhero iyo fariin qayaali ah isku jirto waxaa hogaamiyaal ka ah Amitabh Bachchan, Ranbir Kapoor iyo Alia Bhatt halka Ayan Mukerji Director ka yahay waana filim weyn oo taxane ah kaasi oo sedex qeybood ka koobay qaybta kowaad ayaa la daawan doonaa 25 Dec 2019 ama Christmas 2019

Filimka Brahmastra sidoo kale waxaa doorar muhiim ah ku leh xidiga reer Koonfur Nagarjuna, Dimple Kapadia, Moni Roy iyo jilaayaal kale waxaana intiisa badan lagu duubay Yurub-ta Bari gaar ahaan Bulgaria iyo qeybo ka mid ah Mumbai

waxaana filimkan soo saare ka ninka lagu magacaabo Karan Johar kasoo ka dhawaajiyay in filimkan sida aflaanta Super Hero-ga Hollywood-ka sameeyeen oo kale loo agaasimay sidoo kalena daawadayaasha siweyn usoo jiidan doono.

haddaba Director filimkan ninka lagu magacaabo Ayan Mukerji ayaa waxa uu nala wadaagay sawiro u gaar ah mashruucan weyn

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*