Disha Patani Muuqaalkeeda Ka Hor Inta Aysan Fanka Soo Gelin Iyo Muuqalkeeda Maanta Hadeertan Sawiro U Gaar Oo Aadan Ka Arkin Atariishadaan (+Sawir)

Atirishada Disha Patani ayaa kamid noqotay xidigaha sanadkaan wacdaraha dhigeen maadama sanadkaan ay baraha bulshada ku qabsatay sawiradeeda shidan oo ay Instagram-ka soo dhigeysay kuwaaso in badan lagu mashquulay.

Disha Patani waa atirisho uu saaxiib la yahay Tiger Shroff xiriirkoda wey qariyaan balse waa la isku xantaa , xidigtan Instagram-keda ayaa maanta la galay oo laga soo saaray sawiro soo jiidasho leh kuwa hore iyo kuwa dambeba oo ay soo dhigi jirtay.

fadlan hoos ka daawo sawirada atariishadan

1 Comment

Comments are closed.