Home Nolosha Jilayaasha Disha Patani Oo Jirkeeda Qaawan Kaamero Looga Duubtay Tiger Shroff Badbaado Ayuu...

Disha Patani Oo Jirkeeda Qaawan Kaamero Looga Duubtay Tiger Shroff Badbaado Ayuu Galay (+Video)

 

Disha Patani waa mid kamid ah atiriishooyinka Bollywoodka xiligaan loogu doon doonis badan yahay waa xidig dadka isku bartay quruxdeeda iyo soo jiidashadeeda tan iyo sanadkii hore baraha bulshada waxay ku qabsatay sawiro soo jiidasho badan.

Xidigtaan waxay xiriir la leedahay oo lagu xantaa jilaaga caanka ah Tiger Shroff sida atiriishooyinka kaleba Disha waxay la kulantay markeeda fadeexo iyo in lagu mashquulay quruxdeeda tanina waxay dhacday xili iyada iyo saaxiibkeeda Tiger Shroff Fashion wada sameeynayeen.

Goobta lagu soconaayo ee ay dharka ku xayeysiinayeen hoos waa muraayad balse leh muuqaal soo noqod ah ama markii qofka goobta istaago jirkiisa qeybta hoose oo dhan waxaa laga dhex arkaa muraayada sidaa aawged Tiger ayaa markii hore kudulsocday goobta waxuuna arkay inuu iska dhex arki karo muraayada dadk kalena sidaas oo kale Reflection ahaan u arki karaan Tiger.

Markii Tiger sawiro laga qaatay goobta wuu ka dhaqaajiyay Disha markeeda ayaa la gaaray Tiger ayaa isku dayey inuu saaxiibtiisa u tilmaamo muraayada Reflection-ka ay leedahay maadama dhar gaaban ay xirneed oo heer cajiryaheeda muuqdeen sido kale gabadh Disha Fashion-keeda qaabilsan ayaa u sheegeysa meesha ceebta taalo iyo in jirkeeda hoose la arki karo.

Disha goobta wey ka wareegan dhinac kale ayee istaagee si kaste ahaataba muraayada kama harin Disha sawir qaadayaashana waxay kaamerda ku aadiyeen dhankaa iyo muraayada taaso kalifta in dadka arkaan Disha muuqaalkeeda oo Reflection ah in badan ayaa lagu mashquulay muuqaalkan ilaa maantana YouTube-ka ayuu kujiraa kudhowaad 2 sano ayaana kasoo wareegatay balse Disha ma daneeynin arinkaan.

Hadii aad dooneyso muuqaalkan halkaan hoose ka daawo.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…





WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...