Fanaanada Iyo Atirishada Caalamiga Ah Beyonce Oo Arooska Isha Ambani Ka Qeyb Galeysa (+Sawiro)

Waxaa todobaadkan is guursan doonan lamaanaha taajiriinta ama qoyska lacag leh dhaleen Isha Ambani iyo Anand Piramal kuwaso si rasmi ah isku guursan doonan waxaan dhaleen ganacsato caan ah.

Arooskoda xidigo badan oo Bollywoodka katirsan ayaa lagu casuumay inee ka qeyb galaan qoyska Ambani marhore ayeena Udaipur u safreen sido kalena Abhishek Bachchan iyo Aishwarya ayaa arooskan goobta uu ka dhacaayo marhore sii aadeen.

Dhanka kale Nickyanka ayaa shalay u safreen Udaipur si ay kaga qeyb galaan arooska lamaanaha Isha Ambani iy Anand Piramal kuwaaso ay dhaleen dad ganacsato India caan ka ah daafaha caalamkana magac kuleh.

Xidigah kale ee arooskan shaly xili hore u safreen sido kalena Udaipur u aaden inee ka qeyb galaan waxaa kamid ah Salman Kha, Katrina Kaif, Karan Johar, Parineeti Chopra, Boney Kapoor, Janhvi Kapoor, John Abraham iyo kuwa kale oo badan.

Hadaba xalay ayaa hadana la arkay xidigo kale oo u safrayaan Udaipur todobaadkan dhan lamaanahan arooskoda qaban qaabadiisa ayaa socon doono SRK ayaa si toos ah Dubai oga yimid Mumbai ayuu soo caga dhigtay hadana Udaipur ayu usii safray waxaa kaloo sawiro laga soo qabtay oo Udaipur kuwajahnaayen xidigaha kala ah Prabhas, Alia Bhatt, Sohall Khan, Gauir Khan iyo kuwa kale.

Hadaba waxaan soo helnay sawiro kale oo laga so qabtay Shah Rukh Khan, Salman Khan Iyo Gauri Khan oo Udaipur soo gaareen Airport-ga Udaipor-na kasoo baxayaan xili saxaafada hareeresay.

Markale waxaa maanta sawiro laga soo qabtay Ranbir Kapoor iyo Aditya Roy Kapur oo si wadajir ah Udaipur ugu safreen si ay arooskan kaga qeyb galaan walee looma kala harin arooskan.

Arooskan loom kala harin aduunka dadka ugu caansan badankooda ayaa imaanayaan dalal kala duwn siyaasiyin katirsan ayaa kasoo qeyb galayaan xidigo caalami ah ayaa lasugaya markaana waxa timid atirishada caalamiga ah ee Beyonce iyo sawirada AIrport-ga Udaipur looga soo qabtay..

View this post on Instagram

Beyonce in udaipur #yogenshah

A post shared by yogen shah (@yogenshah_s) on

Photos,Beyonce,Isha Ambani,Anand Piramal

Woah! Beyonce arrives in Udaipur for Isha Ambani and Anand Piramal's pre-wedding festivities- view pics

Photos,Beyonce,Isha Ambani,Anand Piramal