FilimFare Awarda 1992-2007: Sidee Loogu Kala Guuleystay Abaal Marinta Laadarka Ugu Fiican Wax Ka Ogow!!

Abaal marinta laadarka ugi fiican (Best Villian Award) waa mid kamid ah abaal marinada lagu qaato shirkadaha kala duwan ee India, balse marka la joogo Filimfire waa shirkada ugu weyn ee abaal marintaan bixiso taaso xidig walbo ku riyoodo inee helo biladaan.

hadaba Filimfire Award waxay soo bilawatay sanadkii 1954  ayadoo abaal marino fara badan gudoon siisay xidigo kala duwan, balse bixinta abaal marinta nooca laadarka ugu fiican waxay shirkadaan bilaaweyn sanadkii 1992.

90kii kahor wax abaal marin ah oo dhanka laadarka ugu fiican ay bixisay majirto shirkadaaan Filimfireka,balse sanadkii 1992 ayee bilawday bixinta laadarka ugu fiican ayadoo biladaan bixinteeda soowaday ilaa sanadkii 2007.

markii la gaaray 2007 wixii kadambeyay wey iska joojisay abaal marinta laadarka ugu fiican inee bixiso shirkadaan lamana yaqaano sababta ay u joojisay.

hadaba halkaan hoose kaga bogo 1992-2007 sidii loogu kala guuleystay abaal marinta laadarka ugu fiican sanadka

  Full Winners of 1992-2007 (Best Villian Award)

1992: SadashivAmrapurkar (Sadak)

1993: Nana Patekar (Angaar)

1994: Paresh Raul (Sir)

1995: SRK (Anjaam)

1996: Mithun Chakraborty (Jallaad)

1997: Arbaaz Khan (Daraar)

1998: Kajol (Gupt)

1999: Ashutosh Rana (Dushman)

2000: Ashutosh Rana (Sanghrash)

2001: Sunil Shetty (Dhadhkan)

2002: Akshay Kumar (Ajnabee)

2003: Ajey Devgan (Deewangee)

2004: Irrfan Khan (Haasil)

2005: Priyanka Chopra (Aitraaz)

2006: Nana Patekar (Apaharan)

2007: Saif Ali Khan (Omkara)

Sida sare kuxusan waxaa ugu badan biladaan ku guuleysteen Nana Patekar iyo Ashutosh Rana kuwaaso ku guuleysteen biladaan min 2 jeer.

sido kale waxaa jiro Rugcadaaa Amrish Puri kaaso kaabo laadir nimada India caan ku ah wuxuu biladaan u tartamay 7 sano oo kala duwan, walibana uu 7 jeer uu safka hore soo galayeey balse nasiib xumo waligiis kuma guuleysan laadarka ugu fiican ee shirkada Filimfire Awards.

Utartamayasha ugu badan ee Biladaaan utartameen:

Amrish Puri 7 jeer ayuu u tartamy

Danny Denzongpa 5 jeer ayuu u tartamay

Naseeruddin Shah 4 jeer ayuu u tartamay

Nana Patekar 3 jeer ayuu u tartamay 2 jeer kamid ahna wuu ku guuleystay

SRK 3 jeer ayuu u tartamay 1 jeer kamid ahna wuu ku guuleystay

Ajey Debgan 3 jeer ayuu u tartamay 1 jeer kamid ahna wuu ku guuleytay

Biladaaan kaliya labo gabdhood ayaa ku guuleysteen Qeybta Dumarka kuwaaso kala ah kajol iyo Priyanka ayagoo ku qaateen filimada kala ah Gupt iyo Aitraaz.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…!