FilimFare Awards 1954-2018: Guud Ahaan Abaal Marinta Filmfare Awards Qeybta Atooraha Ugu Wanaagsan Si

waxaa maanta saxaafada dalka india si weyn u haysto ka hadlida bandhiga caawa ee Filmfare kaaso lagu bixin doono ee abaal-marinada sidaas darteed waxaan go’aansanay inan nila wadaagno xog walba oo aan ka hayno bandhigaas

Filmfare waxay soo bilawatay sanadkii 1954 taaso uu markii ugu horeysay atooraha ugu fiican uu ku guuleystay Super Star Dilip Kumar.

Hadaba waxaa markii ugu dambeysay abaal marintaan sanadkii hore 2018  la gudoonsiyay atooraha Irrfan Khan kaaso ku guulestay qeybta atooraha ugu wanaagsan (Best Actor).

Hadaba Irrfan Khan kahor sidee loogu kala guulestay dib ayaan u eegeynaa, halkaan hoose kaga bogo liiska laga soo bilaawo 1954-2018 sida loogu kala guuestay abaal marinta Filmfare Awards qeybta atooraha ugu wanaagsan.

Full list of Filmfare Best Actor winners 1954 – 2018

  • 1954 – Dilip Kumar (Daag)
  • 1955 – Bharat Bhooshan (Shri Chaitanya Mahaprabhu)
  • 1956 – Dilip Kumar (Azaad)
  • 1957 – Dilip Kumar (Devdas)
  • 1958 – Dilip Kumar (Naya Daur)
  • 1959 – Dev Anand (Kala Pani)
  • 1960 – Raj Kapoor (Anari)
  • 1961 – Dilip Kumar (Kohinoor)
  • 1962 – Raj Kapoor (Jis Desh Men Ganga Behti Hai)
  • 1963 – Ashok Kumar (Rakhi)
  • 1964 – Sunil Dutt (Mujhe Jeene Do)
  • 1965 – Dilip Kumar (Leader)
  • 1966 – Sunil Dutt (Khandaan)
  • 1967 – Dev Anand (Guide)
  • 1968 – Dilip Kumar (Ram Aur Shyam)
  • 1969 – Shammi Kapoor (Brahmachari)
  • 1970 – Ashok Kumar (Ashirwad)
  • 1971 – Rajesh Khanna (Sacha Jhutha)
  • 1972 – Rajesh Khanna (Anand)
  • 1973 – Manoj Kumar (Be-Imaan)
  • 1974 – Rishi Kapoor (Bobby)
  • 1975 – Rajesh Khanna (Aavishkar)
  • 1976 – Sanjeev Kumar (Aandhi)
  • 1977 – Sanjeev Kumar (Arjun Pandit)
  • 1978 – Amitabh Bachchan (Amar Akbar Anthony)
  • 1979 – Amitabh Bachchan (Don)
  • 1980 – Amol Palekar (Golmaal)
  • 1981 – Naseeruddin Shah (Aakrosh)
  • 1982 – Naseeruddin Shah (Chakra)
  • 1983 – Dilip Kumar (Shakti)
  • 1984 – Naseeruddin Shah (Masoom)
  • 1985 – Anupam Kher (Saaransh)
  • 1986 – Kamal Haasan (Saagar)
  • 1987: Wax xaflad ah lama qaban sanadkaan arimo amaanka ah aawged
  • 1988: Wax xaflad ah lama qaban sanadakaan arimo amaanka ah aawged
  • 1989 – Anil Kapoor (Tezaab)
  • 1990 – Jackie Shroff (Parinda)
  • 1991 – Sunny Deol (Ghayal)
  • 1992 – Amitabh Bachchan (Hum)
  • 1993 – Anil Kapoor (Beta)
  • 1994 – Shah Rukh Khan (Baazigar)
  • 1995 – Nana Patekar (Krantiveer)
  • 1996 – Shah Rukh Khan (Dilwale Dulhania Le Jayenge)
  • 1997 – Aamir Khan (Raja Hindustani)
  • 1998 – Shah Rukh Khan (Dil To Pagal Hai)
  • 1999 – Shah Rukh Khan (Kuch Kuch Hota Hai)
  • 2000 – Sunjay Dutt (Vaastav)
  • 2001 – Hrithik Roshan (Kaho Naa Pyar Hai)
  • 2002 – Aamir Khan (Lagaan)
  • 2003 – Shahrukh Khan (Devdas)
  • 2004 – Hrithik Roshan (Koi Mil Gaya)
  • 2005 – Shahrukh Khan (Swades)
  • 2006 – Amitabh Bachchan (Black)
  • 2007 – Hrithik Roshan (Dhoom 2)
  • 2008 – Shahrukh Khan (Chak De India)
  • 2009 – Hrithik Roshan (Jodha Akbar)
  • 2010 – Amitabh Bachchan (Paa)
  • 2011 – Shahrukh Khan (My Name Is Khan)
  • 2012 – Ranbir Kapoor (Rockstar)
  • 2013 – Ranbir Kapoor (Barfi)
  • 2014 – Farhan Akhtar (Bhaag Milkha Bhaag)
  • 2015 – Shahid Kapoor (Haider)
  • 2016 – Ranveer Singh (Bajirao Mastani)
  • 2017 – Aamir Khan (Dangal)
  • 2018-Irrfan Khan (Hindi Medium)

Sida sare ka muuqata waxaa biladaan ugu badan Super Stars kala ah Dilip Kumar iyo Shah Rukh Khan oo ku guulesteen min 8 jeer halka Amitbh Bachchan uu kusoo xigo isagoona ku guulestay tiro 5 jeer ah.