Filimfare Awards 1967-2007: Sidee Loogu Kala Guuleystay Abaal Marinta Shactirolaha Ugu Fiican Wax Ka Ogow!!

 

Shirkadaha India ee abaal marina bixiya aadbe ufara badanyihiin waxaa kamid ah Zee Cine Award, Apsara Award, Cinema Award, IIFA Award, Star Screen Award, Filimfire Award iyo kuwa kaleba.

balse intaas oo shirkad waxaa ugu wey uguna qiimo badan Shirkada Filimfire Awards, waana mida aan maqaalkan kuxusno marka aqriste ha isku qaldin shirkadaha kala duwan ee bixiyaan abaal marinada.

Filimfire Award waxay soo bilaawatay sanadkii 1954 balse abaal marinta shactirolaha ugu fiican sanadka (Best Performance in Comic Role) waxay bilaawday sanadkii 1967 waxayna si rasmi ah u joojiyen sanadkii 2007.

lama oga sababta kadambeysa ee ay u joojiyen sanadkii 2007 wixii kadambeyay, hadaba biladaaan waxaa hogaanka u haayo oo tirada ugu badan ku guuleytay Anupam Kher (Lacagey lacag, Aawbaska).

asigoo ku guuleystay biladaan tiro 5 jeer ah waana xidigaha ugu badan ee taariilkh ahaan Filimfire intaas tiro la eg ku guuleyta qeybta shactiroolaha.

waxaa kusoo xiga xidigii bari samaadkii Mehmood kaaso asna ku guuleytay tiro 4 jeer ah.

Fadlan hoos kaga bogo liiska oo dhameystiran iyo sidii loogu kala guuleystay ayadoo liiska uu ka koobanyahay magaca shaqsiga sanadka iyo waliba filimka uu ku qaatay abaal marinta.

   Filimfare Full Winners of Best Comic Role (1967-2007):

Mehmood: Pyar kiya Jaa (1967)

Om Prakash: Dus Lakh (1968)

Johny Walker: Shikar (1969)

Mehmood: Waris (1970)

I.S.Johar: Johny Mere Naam (1971)

Mehmood: Paras (1972)

Paintal: Bawarchi (1973)

Asrani: Aaj Ki Taaza Khabar (1974)

Mehmood: Vardaan (1975)

Deven Verma: Chori Mere Kaam (1976)

Asrani: Baslika Badhu (1977)

Paintal: Chala Murari Hero Banne (1978)

Deven Verma: Chor Ke Ghar Chor (1979)

Utpal Dutt: Gol Maal (1980)

Keshto Mukherjee: Khubsoorat (1981)

Utpal Dutt: Naram Garam (1982)

Deven Verma: Angoor (1983)

Utpal Dutt: Rang Birangi (1984)

Ravi Baswani: Jaane Bhi Do Yaaro (1985)

Amjad khan: Maa Kasam (1986)

1987: (Lama Bixin Abaal Marin)

1988: (Lama Bixin Abaal Marin)

1989: (Lama Bixin Abaal Marin)

Anupam Kher: Ram Lakhan (1990)

Kader Khan: Baap numbri Beta Dus Numbri (1991)

Anupam Kher: Lamhe (1992)

Anupam Kher: Khel (1993)

WARAR DHEERAAD AH:

Anupam Kher: Darr (1994)

Shakti Kapoor: Raja Babu (1995)

Anupam Kher: DDLJ (1996)

Satish Kaushik: Saajan Chale Sasural (1997)

Johnny Lever (Amadi): Deewana Mastana (1998)

Johnny Lever (Amadi):Dulhe Raja (1999)

Govinda: Haseena Maan Jaayengi (2000)

Paresh Raul: Hera Pheri (2001)

Saif Ali Khan: Dil Chaata Hai (2002)

Paresh Raul: Awara Paagal Deewana (2003)

Sanjay Dutt: Munna Bhai MBBS (2004)

Saif Ali Khan: Hum Tum (2005)

Akshay Kumar: Garam Masala (2006)

Arshad Warsi: Lage Raho Munna Bhai (2007)

Dadka ugu badan ee ku guuleysteen abaal marintaan:

Anupam Kher: 5 jeer

Mehmood: 4 jeer

Deven Verma: 3 jeer

Johhny Lever, Paresh Raul iyo Saif Ali Khan min 2 jeer (inta ugu caansan)

Utartamayaasha Ugu Badan Ee Biladaan U Tartameyn:

Mehmod Wuxuu Utartamay 19 jeer halka 4 jeer kamid ahna uu ku guuleystay

Deven Verma wuxuu u tartamay 13 jeer halka 4 jeer kamid ahna uu ku guuleystay

Johnny Lever (Amadi) wuxuu u tartamay 13 jeer halka 2 kamid ahna uu ku guuleystay

Anupam Kher wuxuu u tartamay 10 jeer halka 5 kamid ahna uu ku guuleytay

Paresh Raul wuxuu u tartamay 9 jeer halka 2 kamid ahna uu ku guuleystay.

Dhamaad……..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…!