Filmfare Awards 2019: Alia Bhatt, Kiara Advani Iyo Atiriishooyin Kale Oo Noqdeen Kuwa Ugu Labiska Wanaagsanaa Xaflada (+Sawiro)

Sidaan horey idiin kula wadaagnayba xalay waxaa dhacday xafladii mudadad dheer lawada sugaayey ee ay soo qaban qaabisay shirkada ugu caansan dhalka abaal marinda Filmfare waxayna ka dhacday magaalada Mumbai.

Xafladan kumanaan kun dad ah ayaa isugu imaadeen oo xidigo caan ah iyo shacab weyno kaleba isugu jiraan haddaba xidigaha Bollywoodka ee ka qeyb galeen xafladan wey cayimnaayeen maadama kuwa badan ka maqnaayen.

Sidaa aawged waxaa la sameeyay falan qeynta Fashion-ka iyo labiska xalay goobta lala yimid s qaas ah jilayaasha Bollywoodka shabakada Bollywoodlife ayaa soo bandhigtay atiriishooyinkii xalay goobta imaadeen kuwooda ugu labiska wanaagsanaa.

Alia Bhatt iyo Kiara Advani ayaa hogaaminayaan liiskan waxayna goobta la yimaadeen labis il qabad leh dad badan ayaan ku mashquuleen xidigahan  hoos ka daawo atiriishooyinka Bollywoodka ee xalay ka qeyb galeen Filmfare kuwooda ugu labiska wanaagsanaayeen..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Alia Bhatt:

Kiara Advani:

Katrina Kaif:

Sonam Kapoor:

Diana Penty: