From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay (qaybta 5aad)

Hordhac:

Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan.

Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay.

Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee caanka ah kuwaas oo sheekooyinkooda laga min guuriyay Hollywood-ka qaarkood 100% ayay sheekada aflaanta Hollywood-ka u dabaqeen qaarna waxbay ka qaateen ee kul sheekada Hollywood-ka ma wada qaadanin.

Fadlan qaybta afaraad maqaalkaan xiisaha badan hoos kaga bogo:

        Kaante (2002) – Reservoir Dogs (1992)

       Chor Machaaye Shor (2002) – Blue Streak (1999)

      Shakti: The Power (2002) – Not Without My Daughter (1991)

 

       Awara Paagal Deewana (2002) – The Whole Nine Yards (2000)

      Deewangee (2002) – Primal Fear (1996)

 

      Mere Yaar Ki Shaadi Hai (2002) – My Best Friend’s Wedding (1997)

 

       Raaz (2002) – What Lies Beneath (2000)

 

       Pitaah (2002) – A Time to Kill (1996)

 

      Ek Chhotisi Love Story (2002) – A Short Film About Love (1998)

 

     Footpath (2003) – State of Grace (1990)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*