From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay (qaybta 6aad)

Hordhac:

Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan.

Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay.

Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee caanka ah kuwaas oo sheekooyinkooda laga min guuriyay Hollywood-ka qaarkood 100% ayay sheekada aflaanta Hollywood-ka u dabaqeen qaarna waxbay ka qaateen ee kul sheekada Hollywood-ka ma wada qaadanin.

Fadlan qaybta Lixaad maqaalkaan xiisaha badan hoos kaga bogo:

       3 Deewarein (2003) – The Shawshank Redemption (1994)


   

      Koi… Mil Gaya (2003) – E.T. the Extra-Terrestrial (1982)

 

     Saaya (2003) – Dragonfly (2002)

 

      Munna Bhai M.B.B.S. (2003) – Patch Adams (1998)

 

      Qayamat: City Under Threat (2003) – The Rock (1996)

 

         Inteha (2003) – Fear (1996)

 

        Samay: When Time Strikes (2003) – Seven (1995)

 

    Kucch To Hai (2003) – I Know What You Did Last Summer (1997)

 

     Dhoom (2003) – The Fast and the Furious (2001), Ocean’s Eleven (2001)

         Jism (2003) – Body Heat (1981)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*