From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay (qaybta 7aad)

Hordhac:

Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan.

Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay.

Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee caanka ah kuwaas oo sheekooyinkooda laga min guuriyay Hollywood-ka qaarkood 100% ayay sheekada aflaanta Hollywood-ka u dabaqeen qaarna waxbay ka qaateen ee kul sheekada Hollywood-ka ma wada qaadanin.

Fadlan qaybta 7aad maqaalkaan xiisaha badan hoos kaga bogo:

Musafir (2004) – U Turn (1997)

Phir Milenge (2004) – Philadelphia (1993)

Aetbaar (2004) – Fear (1996)

Plan (2004) – Suicide Kings (1997)

Hum Tum (2004) – When Harry Met Sally… (1989

Aabra Ka Daabra (2004) – Harry Potter and the Philosopher’s Stone (2001)

Paap (2004) – The Witness (1969)

 

Paisa Vasool (2004) – High Heels and Low Lifes (2001)

Murder (2004) – Unfaithful (2002)

Aitraaz (2004) – Disclosure (1994)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*