From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay (qaybta 8aad)

Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan.

Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay.

Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee caanka ah kuwaas oo sheekooyinkooda laga min guuriyay Hollywood-ka qaarkood 100% ayay sheekada aflaanta Hollywood-ka u dabaqeen qaarna waxbay ka qaateen ee kul sheekada Hollywood-ka ma wada qaadanin.

Fadlan qaybta 8aad maqaalkaan xiisaha badan hoos kaga bogo:

Hawas (2004) – Unfaithful (2002)

Shukriya: Till Death Do Us Apart (2004) – Meet Joe Black (1998)

Bunty Aur Babli (2005) – Bonnie and Clyde (1967)

Ek Khiladi Ek Haseena (2005) – Confidence (2003)

Garam Masala (2005) – Boeing Boeing (1965)

Kyon Ki (2005) – One Flew Over the Cuckoo’s Nest (1975)

Main Aisa Hi Hoon (2005) – I Am Sam (2001)

Maine Pyaar Kyun Kiya (2005) – Cactus Flower (1969)

Naina (2005) – The Eye (2002)

Zeher (2005) – Out of Time (2003)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*