From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay (qaybta afaraad)

Hordhac:

Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan.

Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay.

Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee caanka ah kuwaas oo sheekooyinkooda laga min guuriyay Hollywood-ka qaarkood 100% ayay sheekada aflaanta Hollywood-ka u dabaqeen qaarna waxbay ka qaateen ee kul sheekada Hollywood-ka ma wada qaadanin.

Fadlan qaybta afaraad maqaalkaan xiisaha badan hoos kaga bogo:

        Bichhoo (2000) – Léon: The Professional (1994)

 

     Dhai Akshar Prem Ke (2000) – A Walk in the Clouds (1995)

     

       Badal (2000) – The Devil’s Own (1997)

 

     Kahin Pyaar Na Ho Jaaye (2000) – The Wedding Singer (1998)

      Har Dil Jo Pyar Karega (2000) – While You Were Sleeping (1995)

         Ajnabee (2001) – Consenting Adults (1992)

        Pyaar Tune Kya Kiya (2001) – Fatal Attraction (1987)

 

        Kyo Kii… Main Jhuth Nahin Bolta (2001) – Liar Liar (1997)

       Kasoor (2001) – Jagged Edge (1985)

        Humraaz (2002) – A Perfect Murder (1998)

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*