From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay (qaybta sadexaad)

Hordhac:

Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan.

Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay.

Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee caanka ah kuwaas oo sheekooyinkooda laga min guuriyay Hollywood-ka qaarkood 100% ayay sheekada aflaanta Hollywood-ka u dabaqeen qaarna waxbay ka qaateen ee kul sheekada Hollywood-ka ma wada qaadanin.

Fadlan qaybta sadexaad maqaalkaan xiisaha badan hoos kaga bogo:

     Chachi 420 (1997) – Mrs. Doubtfire (1993)

   

Ghulam (1998) – On the Waterfront (1954)

 

 Pyaar To Hona Hi Tha (1998) – French Kiss (1995)


 

       Dushman (1998) – Eye for an Eye (1996)

 

    Duplicate (1998) – The Whole Town’s Talking (1935)

   

     Mann (1999) – An Affair to Remember (1957

   

       Sangharsh (1999) – The Silence of the Lambs (1991)

   Baadshah (1999) – Nick of Time (1995),The Mask (1994), Rush Hour (1998), Mr. Nice Guy (1997)

 

 

      Mohabbatein (2000) – Dead Poets Society (1989)

       Josh (2000) – West Side Story (1961)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*