Gabadhii Yarayd Ee Ku Sawirnayd Buskudka Lagu Magacaabo Parle-G Laakiin Hadda Waa Immisa Jir

shirkadda caanka ah ee soo saarta buskut ka lagu magacaabo parle-g iyadoo shirkadan ay ka mid tahay shirkadaha ugu waa weyn ee soo saara buskut ka noocyadiisa kala duwan waxaana la aas-aasay sanadkii 1929

iyadoo xitaa buksut-kaan uu si weyn looga jecel yahay caalamka iyadoo xitaa usoo gaaray dalkeena soomaaliya isagoo xilli noqday kan loogu iibsashada badan yahay

 

iyadoo waxaana la leeyahay in arrintaas ay sabab u ahayd sawirka ku dul sawiran buskudkaaas kaaso ah gabar yar taaso u buskudkaan ka dhigtay mid caan ah waxaana gabadhaas lagu magacaabo neeru deshpande

neeru kaliya 4 sano jir ayay ahayd xiligii sawirkeed lagu sawiraayay buskudkaas laakiin hadda meeqo ayay jirtaa waxaa hadda la helay gabadhaas sawiradeeda waxaana hadda da’deeda lagu sheegay inay tahay 63 sano waxaana arrinkaan inoo xaqiijiyay malkiilaha shirkadaas ninka lagu magacaabo mayank shah

1 Comment

  1. Lkn waxa fcnan lahed wadankay u dhalatay in aad sheegtan koley waxay u egtahay hindiyad lkn Bengali ama Sri lank ama Pakistan ama mayamar iyo meelo kalena way dhici karta lkn hada xogtaas haysaan nala wadaaga

Comments are closed.