Home Nolosha Jilayaasha "Gabar ijeclaato ayaan waayey" Salman Khan Oo Dunida Ka Yaabsaday Isagoo Sheegay...

“Gabar ijeclaato ayaan waayey” Salman Khan Oo Dunida Ka Yaabsaday Isagoo Sheegay Sababtu Doobka U Yahay!!

 

Mudo sanado badan Salman Khan waxuu ka gaabsan jiray inuu dadka la wadaago sababta ka dambeysa inuusan wali guursan, Dadka aragtiyo kala duwan ayee arinkaan ka qaateen marba haddu isaga iska aamusay ugu dambeyn se xiddigaan wuu hadlay.

Sabab dad badan iska diidee inee rumeystaan ayuu ku dhawaaqay inkastoo markii uu hadalkaa sheegayay uu dhoola cadeynaayey, Mega Superstar Salman Khan ayaa shabakada Filmfare wareysi siiyay waxuuna sheegay sababta uu doob u yahay ilaa maantadan waxuu yiri isagoo sharaxaayo.

“Waligey ma arkin gabar ileh waan kujeclahay ama guur iga dalbaneysa mida kale kama helo cashada shumac shidan lagu dul casheynaayo.”

“Sababto ah markaa cunteynaayo iftiinka shumaca kama helo balse waxaan ka xumahay ilaa maanta gabar ijeclaato ama guurkeyga ogol inaan waayey.”

Sida caadada ah caalamka marka qof jaceyl ama guur u bandhiganeysid casho ayaa lagu casuumaa iyadoo habeenkaas iftiinka shumac shidan lagu casheynaayo bedelkii Nalka la daaran lahaa.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...