Home Nolosha Jilayaasha Gabar Sheegtay In Salman Khan Dartiisa Isku Dili Karto"Salman La'aantiisa Ma Noolaan...

Gabar Sheegtay In Salman Khan Dartiisa Isku Dili Karto”Salman La’aantiisa Ma Noolaan Karo”

 

Mega Star Salman Khan maalayiin gabdho daafaha caalamka ku nool ayaa ku riyoodaan inee helaan ama mustaqbal la wadaagaan xidigaan isagoo 53 jir ah ayaa jecel kumanaan kun gabdho 20 jiryaal ah.

Dhowaan dowlada hindiya doorasho ayee bilaawday dhanka baarlamaanka ah qaar kamid ah shicibka hindiya ayaa dowlada ugu baaqeen in Salman Khan ay u guuriyaan maadama uu yahay doobka ugu weyn hindiya kuwa caanka ah.

Mudo sanado badan ayaa jilaagan inuu guursado loo tilmaamay isagana sababo u gaar ah ayuu u dib dhigaayey iyo calafka oo aan meesha laga saari Karin hadaba gabar taageero u ah xidigaan ayaa dareenkeeda xakameyn weysay.

Waxay baraha bulshada kusoo qortay qoraalkan,”hadii aan heli lahaa Salman Khan waligey nin dambe la igama maqleen Salman wan kujeclahay waliba si xad dhaaf ah heer aan nafteyda kuu huri karo.”

Taageerinimada badan waxay dhashaa dareen jaceyl qalbiga kudhaca hadii wiil atiriisho si waali ah u taageero ugu dambeyn inuu jaceyl u qaado ayee u dhowdahay inuu helana suurto galnimadeeda wey adagtahay waa sidaas oo kale gabadhan jeclaatay Salman inee heshana ay aad u adagtahay.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

 




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...