Ganacsiga Filmka Uri Todobaadkiisa 9-aad Iyo Gully Boy Todobaadkiisa 4-aad Oo BOI Soo Daabacday!!

Gully Boy ganacsigiisa waxuu hader gaaray 132 Crore Ranver Singh iyo Alia Bhatt HIT weyn ayee heleen waxaana la filaa mashruucan inuu ku istaagi doono cimri ahaantiisa 135 Crore maadama filmo kale tiyaatarada l saaran yihiin.

Sido kale kuwa hor leh ayaa tiyaatarada soo korayaan isagiina gaabis weyn ayuu wadaa taaso kalifeyso inuu ganacsigiisa sii gaabto ama xadidnaado hoos kaga bogo afar todobaad ganacsiga uu sameyeey Gully Boy.

Todobaadka Kowaad-98.38 Crore (8 maalmood)

Todobaadka Labaad-24.32 Crore

Todobaadka Sedexaad-7.55 Crore

Jimco Afaraad- 30 Lakh

Sabti Afaraad-60 Lakh

Axad Afaraad-70 Lakh

Wadarta Guud-131.85 Crore (Trade Figure)

Dhanka kale Filmka laga yaaban yahay Uri- The Surgical Strike ee Vicky Kaushal hogaamiyaha ka yahay todobaadkiisa 9-aad hoos udhac weyn sameeyay waana mid la filaayey maadam 8 todobaad dhammeestay kii 9-aad-na bartanka kaga jiro.

Wey usuurto gali weysay in todobaadkiisa 9-aad uu iskoor cusub keeno balse dhanka lacagaha waxuu ka dambeya ama kusoo xigaa Blockbuster-da taariikhiga ah ee Gadar iyo DDLJ wadarta guudna hader waxuu marayaa mashruucan 242.50 Crore waxuuna ku istaagi doonaa 245 Crore hoos kaga bogo ganacsigiisa guud.

Todobaaadka Kowaad-71.23 Crore

Todobaaadka Labaad-62.76 Crore

Todobaadka Sedexaad-37.06 Crore

Todobaadka Afaraad-29.30 Crore

Todobaadka Shanaad-18.73 Crore

Todobaadka Lixaad-11.58 Crore

Todobaadka Todobaad-.6.67 Crore

Todobaadka Sideedaad-3.86 Crore

Sedexda Maalmood Ugu Horeysa Todobaadkiisa 9-aad-1.25 Crore

Wadarta Guud-242.44 Crore (Trade Figure)

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…