Goorme La Duubis La Bilaabi Doona Director Rohitt Shetty Filimkiisa Sooryavanshi Ee Uu Hogaamiye Ka Yahay Aktarka Akshay Kumar


Director Rohit Shetty wuxuu noqday filim sameeyaha kowaad ee Bollywood-ka kaasi oo looga haray sameynta filimada Action-ka ee madaadalada dhameestiran iyo fariinta booliska ee qiirada badan.

iyadoo maalin dhawayd aan idin soo gudbinay warara xan ah kaaso ah kadib Simmba in Rohit Shetty oo lagu yaqaano sameenta aflaam Action ah uu markii ugu horeysay la shaqeen doono Super Star Akshay Kumar filmkiisa xigana la sameen doono.

hadda wax walba waa mid rasmi ah iyadoo director rohit shetty uu ka dhawaajiyay inuu markan uu diyaar u yahay inuu laa shaqeeyo aktarka akshay kumar iyagoo labadan shaqsi ay midoobi doonan filim lagu magacaabo sooryavanshi

super star akshay kumar ayaa sanasksanadkan an 2019 dhexda ka geli doona mashquul adag madaama ay uu duubis ku wado afar mashruuc oo kala duwan sida filimka kesari oo ay isla jilayaan atariishada parineeti chopra sidoo kale akshay ayaa bilaabi doona duubista aflaamta kala ah good news iyo mission mangal

Filimka Sooryavanshi waxaa duubistiisa la daawan doonaa bisha april waana filimka sida weyn akshay kumar ugu tashanayaan inuu Boxoffice-ka gil gili doono