Goormee Duubis Lagu Bilaabi Doona Filimka Ay Ku Midoobayn Abishek Iyo Aishawarya

abishek Bachchan iyo aishwarya rai bachchan ayaa ku midoobayn mashruucan jaceylka iyo shactirada ah sido kalena arimaha qoyska ka hadlaayo

marka hore ayaa la hadal hayey inee lamaanahan hogaamin doonan ayadoo la sheegay bishii August in dhamaadka sanadkaan duubis lagu bilaawi doono

laakiin cilado dhacay awgeed waxaa dib loo dhigay waqtiga la bilaabi lahaa duubista filimkan waxaana la geeyay sanadka 2019 bilowgiosa waxaana magaca filimkan uu yahay gulab jamun Gulab Jamun

waxaa iska leh oo qarash gareenayo Anurag Kashyap halka uu Director ka yahay Sarvesh Mewara waana film mudo dheer la hadal hayo waxaana hogaamiyaal ka ah Abhishek Bachchan iyo Aishwarya Rai