Goos Gooska Race 3: Salman Khan Iyo Kooxdisa Filmka Race 3 Sawiro U Gaar Ah Koox Ahaan Xili Ay Soo Bandhigaayen Goos Gooska!!

Waxaa galabkaan laso bandhigay goos gooska filmka Race 3 oo la wada sugayey waana film uu Salman hogaamiye ka yahay sido kalena ay doorar muhiim ah kuleeyihiin jilayaasha kala ah Bobby Deol, Anil Kapoor, Jacqueline Fernandez, Daisy Shah Saqib Saleem iyo kuwa kale.

Hadaba waxaan idiin heynaa sawiradii jilayaashan laga qabtay intii ay soo bandhigaayen galabta goos gooskan waana kuwa koox ahaan iyo kali kali ahaan u galeen.

Filmka Race 3 waxaa qarash gareyaal ka ah Salman Khan iyo Ramesh Taurani halka uu Director ka yahay Remo D’souza waxaana la daawan doona 15 June 2018, fadlan halkaan hoose kaga bogo sawirada laga soo qabtay jilayaashan..