Gunehgar Movie: Mithun Chakraborty Iyo Filmkiisa Gunehgar Sida Uu Ku Guul Darestay!!

 

Waxaa maanta oo kale tiyaatarada la saaray filmka Mithun Action-ka wacn kusoo bandhigay ee Gunehgar kaaso la daawaday 6 Jan sanadkii 1995.

Gunehgar darajo ahaan waxuu noqday Flop ama film guuldarestay, hadaba halkaan hoose kaga bogo sida uu Flop ku noqda filmkaan.

Jilayaasha Filmka: Mithun Chakraborty, Pooja Bhatt, Atul Agnihotri, Kiran Kumar iyo kuwa kale.

Director: Vikram Bhatt

Xiliga la daawaday: 6 January 1995

Tiyaatarada laga daawaday: 110

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 25 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 67 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.7 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 1.75 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 1.67 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 23.81 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 2.81 CroreTirada tikit u goosatay – 25, 710 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  58.25 LakhNatiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating –4.0/10