Guud Ahaan Abaal Marinada Ay Ku Guulesatay Atirishada Vidya Balan Wax Ka Ogow!!

 

Vidya Balan waxay maanta u dabaal dageysay dhalashadeda ayadoo dhalatay 1 Jan 1979 waana atirisho maqaam sare fanka ka gaartay marka loo fiiryo qaab jiliinkeda heerka sare ah.

40 jirtani waxay ku guulesatay abaal marino kala nooc ah waxaana idiin heynaa abaal marinda ay xidigtaan ku guulesatay kuwooda ugu caansan.

National Film Award:

Filmkeda The Dirty Picture ayee ku qaadatay abaal marintaa qeybta atirishada ugu wanaagsan (Best Actress)

Filmfare Awards:

Filmkeedi Parineeti ayee ku qaadatay atirishada ugu fiican ee Bollywoodka kucusb (Best Female Debut)

Paa: Best Actress

The Dirty Picture: Best Actress

Kahaani: Best Actress

Tumhari Sulu: Best Actress

Ishqiya: abaal marinta atirishada shaqo wanaagsan qabatay ama kaalinta labaad ee atirishada ugu fiican sanadka (Critics Award for Best Actress).

IIFA Award:

Filmkeedi Parineeti ayee ku qaadatay atirishada ugu fiican ee Bollywoodka kucusb (Best Female Debut)

Paa: Best Actress

The Dirty Picture: Best Actress

Kahaani: Best Actress

Screen Award:

Filmkeedi Parineeti ayee ku qaadatay atirishada ugu fiican ee Bollywoodka kucusb (Best Female Debut)

Paa: Best Actress

The Dirty Picture: Best Actress

Kahaani: Best Actress

Ishqiya: Best Actress

Tumhari Sullu: Best Actress

Zee Cine Award:

Filmkeedi Parineeti ayee ku qaadatay atirishada ugu fiican ee Bollywoodka kucusb (Best Female Debut)

The Dirty Picture: Best Actress

Kahaani: Best Actress (dooqa dad weynaha)

Ishqiya: Best Actress

 

Dhamaad….