Home Nolosha Jilayaasha Habdhaqan layaab leh oo ay sameyso atariishada Bhumi Pednekar kahor duubista filimada.

Habdhaqan layaab leh oo ay sameyso atariishada Bhumi Pednekar kahor duubista filimada.




Jilyaasha hindiga iyo kuwa caalamkaba waxaa jiraan caadooyin iyo dhaqamo ay aaminsanyihiin markii ay mashruuc iwm fulinayaan kaasoo hadii aysan sameynin qabaan in mashruucooda guuleysan doonin.

Atariishada dhalinta yare e Bhumi Pednekar ayaa kamid ah dadka caadooyinka nuucaas aaminsan waxaana la sheegaa in kahor duubista aflaamta iwm ay tagto magaalada wax lagu duubayo 2 maalin kahor.




Bhumi ayaa madasha balanta ama magaalada filimka lagu duubayo iska sii xaadiriso labo maalin kahor xiliga balanta waxaana markii ugu dambeysay ay sidaas sameyso aheyd maalintii daraad kadib markii ay u duushay magaalada Lucknow oo ay ka socoto duubista filimka ay atariishada ka tahay Pati Patni Our Who.

Bhumi ayaa sida la sheegay markii ay magaalo tagto jawigeeda sii qiimeyso sidoo kalana magaalada la qabsato waxayna soo howl gashaa iyadoo magaalada fahamsan.

Filimka Pati Patni Our Who waxaa jilayo Bhumi Padnekar, Kartik Aryan, Ananya Panday iyo kuwa kale waxaana soo saare ka ah Mudassar Aziz




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...