Home Nolosha Jilayaasha Hadal Heyntii Ugu Weyneed Dhamaadkii 90-kii Iyo Muuqaalka Dareenka Rekha Iyo Om...

Hadal Heyntii Ugu Weyneed Dhamaadkii 90-kii Iyo Muuqaalka Dareenka Rekha Iyo Om Puri Wadaageen!!

 

Rekha iyo Om Puri aflaam dhowr ah ayee wada sameyeen balse filmkooda u dambeeyay ee Aasth hadal heyn tii ugu weyneed ayuu abuuray sanadkii 1997 maadama xiligaas la daawaday muuqaal isku soo dhowaansho xad dhaaf ah ayee ku muujiyeen.

Aastha ganacsi ahaan waa mashruuc guul dareestay balse hadal heyn weyn ayuu abuuray dadka qaar ayaaba aaminen in xidigahan si run ah sariir u wadaageen sida ay saxaafada xiligaas soo tabisay waxaana ugu wacan muuqaalka laga duubay oo qof walba la yaabay sida ay u jileen.

Inaba caadi ma ahan iyagoo dhalinyaro ahen ayee daawadayaasha kaga yaabsadeen shaashada muuqaalkan ayaa in mudo ah la wad waday joornaaladii xiligaas jireena safafka hore lagu soo daabici jiray inkastoo hader YouTube-ka uu ka buuxo.

Tiro maleh inta jeer ay ka hadleen xidigahan muuqaalkan iyo qaabkii ay u duubeen dhibka ay ka maeen iyo waliba sida dadka u buun buuniyeen ineysan waxba u jirin, guud ahaan 5 film ayee wada sameyeen wixii filmkaan Aastha ka dambeeyay waligood shaashada ma wadaagin.

Maadama saxaafada iyo dad badan daba dhigteen waxayba u fahmeen wada shaqeyn kale hadee dhexmarto in ceeb ka dhalaneyso ugu dambeyn Om Puri dunida ayuu macsalaameyay bilawgii sanadkii 2017 halka Rekha nooshahay iyadoo muuqaal ahaan iska dhigeyso 20 jir.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...