Hadda Sidee Ayay U Eg-Tahay Gabadhiii Yarayd Ee Ku Jirtay Filimkii Hey Babby

filimka hit ka noqday ee la daawaday sanadkii 2007 ee heyy babby waxaa hogaamiye ka ahaa sadexda aktar ee kala ah akshay kumar fardeen khan iyo riteish dushmukh

waxaana sidoo kale filimkan door wacan ku lahayd atariishada lagu magacaabo vidya balan filimkan waxa uu aha mid leh madadaalo dhamaystiran

 

 

qisada filimkan waxa qaadatay gabadhii yarayd ee ay soo korsanaayaan akshay kumar fardeen khan iyo riteish dushmukh laakiin ay waalid u yihiin akshay kumar iyo vidya balan gabadhaas yarayd ayaa waxa ay filimkaas ka lahayd doorka ugu weynaa

 

iyadoo xiligaas jirtay 16 bilood laakiin waxa ay si weyn u dagtay qalbiyada dadka filimkaas daawaday hadda gabadhaas yarayd ee filimkaas ku jirtay waa ay weynaatay weliba waxa ay noqotay mid qurux badan hadda ka dib 11 sano

juana waxa ay muuqaalkeeda u noqday sidan aad hadda u jeedo waxaana sawirka laga soo dhigay baraha bulshada hada juana waxa ay waaliddiinteeda kula nooshahay dalka Malaysia