Haddii aad Action u xiistay nala daawo goos gooska filimka Rocky ee Marathi sameeyeen (+Video)

Inaba caadi ma ahan goos gooska laga soo bandhigay filimka Rocky ee reer Marathi iska leeyihiin waa filim Action dhameestiran leh oo siweyn loo hadal haayo, mana u eko mashruuc loogu tala galay dadka reer Marathi ee gobolka Maharashtra ee Mumbai xarun u tahay dagaan waana filim weyn oo qof walbo hadal haayo.

Filimka Rocky waxaa hogaamiye ka ah Sandeep Salve sidoo kalena waxaa door muhiim ah ku leh laadarka Bollywood xili caan ka ahaan jiray balse haatan shirkadaha kale la shaqeeyo Rahul Dev.

Adnan A Shaikh oo filimka Rocky Director ka ah ayaa ku faraxsan goos gooska filimkiisa hadal heynta xoogan uu la yimid madaama Action dhameestiran uu yahay wuxuuna ku kalsoon yahay filimkan marka tiyaatarada la saaro inuu Hindiya oo dhan soo jiidan doono inkastoo marka hore gobolka Maharashtra kaliya laga daawan doono.

Sidoo kale filimka Rocky waxaa doorar muhiim ah ku leh Akshaya Hindalkar iyo Kranti Redkar waxaana la daawan doonaa 8 Maarso 2019. Fadlan hoos ka daawo goos gooska filimkan Action-ka ah adigaaba ka heli doontid:

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

1 Comment

  1. Asc Zaki sxb filimkaan Marathi ayaa kuso xasuustay filimki Marathi-ga aha Mauli ee Riteish Deshmukh hogaamiye ka ahaa xage ayuu ku dambeeyay natiijo ahaane muxuu noqday
    fadlan xogtiisa nosoo gudbi

Comments are closed.