Halkaan Kaga Bogo Madhuri Dixit Iyo Inta Jeer Ay Ku Guuleysatay Abaal Marinta Filmfare Awards (+Sawiro)

 

Madhuri Dixit waxay kamid tahay atiriishooyinka taariikh ahaan Bollywoodka ugu awooda badan maqaamka ay fanka hindiya ka gaartaya xiligeedi majirin atiriisho kula maqaam noqotay.

Sido kale filimside ayaa idin diyaarisay Queen Of Bollywood Madhuri Dixit inta jeer ay ku guuleysatay abaal marinta Filmfare awards iyo inta jeer ay u tartantay.

Madhuri waxay abaal marinta Filmfare u tartantay 14 mar qeybta atariishada ugu wanaagsan dhamaaan filimaanta ay u tartantay waa Tezaab, Prem Pratigyaa, Dil, Saajan, Beta, Khal Nayak, Anjaam, Hum Apke Hain koun…!, Raja, Yaraana, Dil To Paagal Hai, Pukar, Aaja Nachle iyo Dedh Ishqiya waana atariishada ugu badan ee intaas jeer u tarantay abaal marinta Filmfare.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Fadlan hoos kaga bogo filimada ay ku qaaday Filmfare Best actress Iyo Filmfire Best Supporting Actress.

1) Filmfare Best Actress – Dil (1991)

 

 

2) Filmfare Best Actress Beta (1993)

3) Filmfare Best Actress – Hum Apke Hain Koun…!(1995)

 

4) Filmfare Best Actress – Dil To Pagal Hai (1998)

 

 

5 )  Filmfare Best Supporting Actress – Devdas (2003) Iyo Filfare Special Jury 2011

 

Dhamaad…………………..

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*