Halyeeyga Musaaricada John Cena Ayaa Taageero Weyn U Noqday Ranver Singh Iyo Filmkiisa Gully Boy!!

John Cena waa mid kamid ah shaqsiyaadka aduunkaan guudkiisa ugu caansan maanta waxayna shaqadiisa tahay musaaricada iyo dagaalka goobta cayiman ama wareegsan la isku dhaafsanaayo dagaalo noocyadiisa kala duwan leh.

John Cena waligiis ayuu Bollywoodka taageero u muujin jiray maantana liiska aflaamta iyo xidigaha uu Bollywoodka ka taageero waxaa soo galay Ranver Singh iyo waliba Filmkiisa xiisaha leh ee Gully Boy.

Gully Boy waa film tagay oo aan lacelin karin ganacsi wacana sameeyay darajo HIT ahna gaaray John Cena ayaa baraha bulshada soo dhigay sawirka sarre ee Ranver Singh ku heesayo heeska”Aapna Time Aagaya” oo micnaheeda noqonaayo waqtigeena wuu yimid waxaadba mooda heeskan shaqada Ranver ee Bollywoodka inee ka turjumeyso.

Maadama waqtigiisa ugu fiican uu Bollywoodka dhexda kaga jiro in badan ayaa lagu mashquulay shalay sawirka sarre ee John Cena baraha bulshada soo dhigay heer saxaafada qaarkood isla dhexmareen Film Bollywood miyuu sameeyn doonaa waliba Ranver la sameeyn doonaa..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*