Hambalyo Alia Bhatt Oo Ku Guuleesatay Abaal Marinta Atiriishada Ugu Wanaagsan (Best Actress)

Atiriishada caanka ah Alia Bhatt ayaa noqotay gabadha hogaamineyso Bollywoodka maadama la gudoonsiiyay abaal marinta Filmfare qeybta atiriishada ugu wanaagsan Bollywoodka sanadkaan 2019 (Best Actress).

Waxay ku qaadatay filmkeeda Raazi inaba caadi ma ahan sida ay kaga baxsatay mashruucan ay Super Hit-ka weyn ka dhigtay abaal marinta atiriishada ugu wanaagsan ayeena xidigtaan sidaas ku hanatay.

Ma ahan markii ugu horeyay caawa markii labaad ee Alia Bhatt abaal marintaan hanato waxayna iska bareejesay saaxiibteed Deepika Padukone oo tiro 2 jeer ah horey ugu guuleesatay.

Alia Bhatt mustaqbalkeeda Bollywoodka waa mid heer sarre ah dhanka Box-office-ka hogaanka ayee u qabatay dhanka jiliinkana caawa ayee hogaanka u qabatay ilaa laga gudoon siiyay abaal marinta atiriishada ugu wanaagsan.

Hambalyo Hambalyo Alia Bhatt waad u qalantay abaal marintaa dadaalkaada oo badnaaday aawged dhanka kale yaa ku guulestay abaal mairnta atooraha ugu wanaagsan isha kuhaay waan soo daabaceynaa..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

1 Comment

Comments are closed.