Hambalyo Hambalyo Ishaan Khattar Iyo Sara Ali Khan Oo La Gudoonsiiyay Abaal Marinada Xiddigaha Bollywoodka Kucusub!!

Ugu dambeyn xiddigaha sanadka Bollywoodka kucusuba waa la doortay Ishaan Khattar iyo Sara Ali Khan ayaa noqdeen kuwa ugu wanaagsan ee Bollywoodka kucusub.
Atooraha ugu wanaagsan ee Bollywoodka kucusub Ishaan Khattar ayaa abaal marinteeda la gudoonsiiyay maadmaa uu kusoo caan baxay filmkii Dhadak ee Janhvi Kapoor la jishay balse abaal marinta waxaa lagu siiyay filmkiisa Beyond The Clouds halka Sara Ali Khan abaal marinta atiriishada ugu wanaagsan Bollywoodka ee fanka kucusub la gudoon siiyay.
Waxayna ku qaadatay mashruuceeda Kedarnath dhanka kale Deepika Padukone ayaa xaflada timid waxaa kaloo soo xaadirtay atiriishada shidan ee Sunny Leon fadlan sawirada dambe hoos kaga bogo..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

The Award for Best debut actor (male) goes to Ishaan Khatter

The Award for Best debut actor (female) goes to Sara Ali Khan for ‘Kedarnath’

The Award for Best Debut Director goes to Aman Kaushik for ‘Stree’

09:52 PM (IST), Mar 23

Katrina Kaif makes her entry on the red carpet in a silver dress

Filmfare Awards 2019: Deepika Padukone channels her inner enchantress for the gala

09:50 PM (IST), Mar 23

Sunny Leone dazzles in a red dress with a different hairdo!

2 Comments

Comments are closed.