Hees Calaalacal Jaceyl Ah Ayaa Kadhacay: Heeskii Kasam Ki Kasam Hai Kasam Se Oo Turjuman (+Video)

 

Heeska caanka ah ee kujirta filmka Main Prem Ki Diwani Hoon ee lagu magacaabo ” Kasam Ki Kasam” ayaan idiin soo diyaarinay iyadoo turjuman akhristayaashena sharagta lahow.

Heeskan waxaa jilayaan Kareena Kapoor Khan iyo Abhishek Bachchan halka Hritik Roshan uu caawiye u yahay balse film ahan waxaa hogaamiyaal ka ah Hritik Roshan iyo Kareena Kapoor Khan halka Abhishek Bachchan uu caawiye u yahay waana filmkii Main Prem Ki Diwani Hoon.

Fadlan Heeska Oo Ay Filmside Idiin Soo Turjumtay Hoos Kaga Bogo:

Miraha Kowaad:

Qasam ki qasam hai qasam se, hamko pyaar hai sirf tumse…

Waan kuu dhaaranaya (Gacaliye) oon kuu dhaaranaya adiga kaliya ayaan ku jeclahay.

Ab yeh pyaar na hoga phir hamse.Ab yeh pyaar na hoga phir hamse.

Haderna qof kale ma jeclaan karo (oo adiga ayaa jaceyl kii ugu weynaa kuu qaaday qalbi labo ma aha).

Miraha Labaad:

Log kahate hain paagal huun main yeh bhii na jaanuun.

Dadku waxay idhahaan “waad waalantahay” balse aniga maba ogi jaceylkan goortu saan iiwaalay.

dil luTaaya hai main ne ab kisii kii na maanuun

Qalbigeygii qofban u hibeyay, cidkalena hadal kama maqlaayo (qalbi laba qof ma deeqdo)

chain dekar ki main ne bechainyaan ye lii hain

Xasilooni ma helo oo kii aan jeclaa si uu ufarxo ayaan aniga u murugeysanahay

niinde uRaakar ki mainne tumse vafaa’e.n kii hai.n

Si aad u ogaatid inaan kujeclahay ayaan hurdadeydii u waayey (adigan kaa fikira xili walbo gacaliye).

Qasam kii qasam hai qasam se jii rahe the ham tere dam se

Waan kudhaarayana oo aan kuu dharanaya gacaliye nolosheyda oodhan adigan kuu hibeyay oo leh (adiga uun baan kuu noolahay).

Miraha Sedexaad

kuchh ishaaron mein tumne hamse jo yeh kahaa hai.

Wax ii ishaar aan kuugu sheego waxa qalbigeyga ka guuxaya (gacaliso)

ab yaqiin aa rahaa hai tumko bhii kuchh hu’aa hai

Hada xaqiiqda wey cadaatay wax ayaana daremaya inee dhankada jiraan (inaad i jeceshahay ayaan daremaya)

kyon tumko dekhte hain kya dil mi.n sochte hain

Maxaan sidaan kuugu eegaya? maxuu yahay waxa aan ka fikiraayo qalbigeygana ka guuxaya?

tuufaan jo uTH rahaa hai ham usko rokte hain

Waxaan xakameynayaa duufaanta qalbigeyga ka dhex guuxeysa gacaliso (jaceykaada aawgisa)

Waan ku dhaaranayaa oo aan kuu dhaaranaya kani waa kulankii lamaanahii sida dhabta ahaa isku jeclaa.

Ab yeh pyaar na hoga phir hamse.

Jaceylkaas (oo lamaanahan isku qabaana) ma aha mid markale dhici kara.

Hooriska Heeska:

Qasam ki qasam hai qasam se, hamko pyaar hai sirf tumse…

Waan kuu dhaaranaya (Gacaliye/Gacaliso) oon kuu dhaaranaya adiga kaliya ayaan ku jeclahay.

Ab yeh pyaar na hoga phir hamse.Ab yeh pyaar na hoga phir hamse.

Haderna qof kale ma jeclaan karo (oo adiga ayaa jaceyl kii ugu weynaa kuu qaaday qalbi labo ma aha).

 

Dhamaad….

Halkaan Hoose Ka Daawo Heeska Oo Muuqaal Ah:

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*