Heesaha Todobaadka Bollywoodka Ugu Wanaagsan Ee YouTube-ka Heestaan (+Video)

Waxaa lasoo bandhigay maqaalkii todobaad laha ahaa ee lagu soo bandhigaayey heesaha todobaadka ugu wanaagsan ee loogu daawashada badanyahay barta YouTube-ka kuwaaso Bollywood ah.

Waxaa in mudo ah hogaanka iska heesatay heeska caanka ah ee Dilbar kuna jirtay filmka Satyameva Jayate balse hader liiskan way ka baxday maadama laga xiiso dhacay waxaana liiska soo galeen heeso cusub.

Mere Naam Tu oo kujira Zero, Qaafirana oo kujirta Kedarnath iyo kuwa kale ayaa kamid noqdeen heesaha cusub ee sida weyn loo xiisenaayye maalamahan dambe ayadoo kuwii hore liiska laga saaray.

Kaalinta kowaad heeska Mere Naam Tu ee SRK filmkiisa Zero kujirtay ayaa hogaanka qabatay waanaa hees laga daba dhacay heeskan waana hubaal in mudo Youtube-ka laga daawan doono.

Waxaan sugnaaba waa inta todobaad ay hogaanka heen doonto heeska Mere Naam Tu ee kujirta filmka Zero taaso SRK iyo Anushka Sharma kasoo muuqdeen waana heeska kowaad ee sida weyn looga daba dhacay.

Fadlan halkaan hoose ka daawo heesaha todobaadka YouTube-ka laga jecelyahay ee Bollywoodka ah kuwaaso noqdeen heesaha loogu daawashada badan yahay ee Bollywoodka iska leeyihiin..

Aankh Marey from Simmba:

.

Mere Naam Tu from Zero:

Proper Patola from Namaste England:

Tere Bin from Simmba:

.

Qaafirana from Kedarnath:

2 Comments

  1. Waxa dhintay jilaa wayn o lagu magacabo khader khan oo walib muslim ah xita mana lasocoran
    Majuusta bakhtisana wad u tacsiyeysan
    Wa jiro maba tihin

    • Ma waalan tahay mise waa laguu soo socdaa!

      Webka xaalkiisa lama socotid Kader Khan wuxuu geeriyooday 31 Dec 2018 shabakadii ugu horeesay geeridiisa xaqiijisay ayaan nahay, taariikhiisa ayaan soo qornay iyo jila walbo oo geeridiisa ka hadlay.

      Aaway asxaabta nagu xiran ninkaan waalan oo aan waxba hubsanin sidoo kalena noo gafay naga qabta kkk kkkk

Comments are closed.