Heesaha Todobaadka Bollywoodka Ugu Wanaagsan Ee YouTube-ka Heestaan (+Video)

Waxaa lasoo bandhigay maqaalkii todobaad laha ahaa ee lagu soo bandhigaayey heesaha todobaadka ugu wanaagsan ee loogu daawashada badanyahay barta YouTube-ka kuwaaso Bollywood ah.

Waxaa in mudo ah hogaanka iska heesatay heeska caanka ah ee Dilbar kuna jirtay filmka Satyameva Jayate balse hader liiskan way ka baxday maadama laga xiiso dhacay waxaana liiska soo galeen heeso cusub.

Mere Naam Tu oo kujira Zero, Qaafirana oo kujirta Kedarnath iyo kuwa kale ayaa kamid noqdeen heesaha cusub ee sida weyn loo xiisenaayye maalamahan dambe ayadoo kuwii hore liiska laga saaray.

Kaalinta kowaad heeska Mere Naam Tu ee SRK filmkiisa Zero kujirtay ayaa hogaanka qabatay waanaa hees laga daba dhacay heeskan waana hubaal in mudo Youtube-ka laga daawan doono.

Waxaan sugnaaba waa inta todobaad ay hogaanka heen doonto heeska Mere Naam Tu ee kujirta filmka Zero taaso SRK iyo Anushka Sharma kasoo muuqdeen waana heeska kowaad ee sida weyn looga daba dhacay.

Fadlan halkaan hoose ka daawo heesaha todobaadka YouTube-ka laga jecelyahay ee Bollywoodka ah kuwaaso noqdeen heesaha loogu daawashada badan yahay ee Bollywoodka iska leeyihiin..

Dil Mein Ho Tum – Why Cheat India

Ek Ladki Ko Dekha Toh Aisa Laga – Title song

Asli Hip Hop – Gully Boy

Chamma Chamma song – Fraud Saiyaan

Tere Bin – Simmba