Heeska maanta oo HD Ah: Jadoo Hai Tera – Ghulam | Kumar Sanu & Alka Yagnik | Aamir Khan & Rani Mukherjee

Hordhac:

Aqristayaasheena qiimaha badan ee shabakada Filimside ku xiran ayaa noo soo jeediyeen fikrad ah shirkadaha heesaha soo saaraan Bollywood-ka kuwooda ugu caansan Channels-ka ay Youtube ku leeyihiin heeska ay maalintii soo dhigan inaan Web-ka soo galo.

Waxaa jiraan shirkado caan ah oo heesaha sameeyaan sida T-Series, Tips Official, Sony Music, Saregama iyo kuwo kale kuwaas oo soo galiyaan bartooda Youtube-ka heeso cusub ama heesihii hore oo ay dib u habeeyeen HD laga dhigay.

Sidaa darteed anagoo codsiga aqristayaasha ka jawaabeyno waxaan isku dayi doonaa maalin walbo Youtube Channels-ka caanka ah ee heesaha Hindiga laga daawado heesaha ay soo galiyaan kuwa hore oo HD laga dhigay ama Lyrics ayagoo wataan aan idinla wadaagno.

Maanta waxaan idiin heynaa heeska Jadoo Hai Tera ee filimka Ghulam ku jirto oo ay shirkada Tips Official  HD ama nadiif kasoo dhigtay sidoo kalena barteeda Youtube-ka soo dhigtay:

Heeska: Jadoo Hai Tera

Filimka: Ghulam (1998)

Muuqaalka: Aamir Khan & Rani Mukherjee

Heesaa/Heesaayaasha: Alka Yagnik, Kumar Sanu

Music: Jatin Lalit

Lyrics: Sameer

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*