Hit Count: Sida loo kala Hit badan yahay Atiriishooyinka Bollywood-ka

 

waxan mar walba culeeska saarnaa sida idin soo gudbin lahayn taxliil ku saabsan atoorayaasha iyo atariishooyinka bollywood-ka iyo filimada ay sameeyeen,

Sidaa daraadeed waxaa muhiim ah inaa soo daabacno ama update mar walbo ku sameeyno atariisho walbo oo taxliilkooda ka hadalno.

Maadaama hori boqaleey ahaan idinla wadaagnay atariishooyinka taxliilkooda aan ka hadalnay iyo boqaleey ahaan sida loo kala hit iyo guulo badan yahay.

Ilaa hada shabakada Filimside waxay Taxliil ku sameesay 17-atariisho oo Bollywood-ka ka tirsan waan sii wadi doona taxliilka atariishooyinka.

Sidaa darteed hoos kaga bogo 13-ka atariisho ee aan Taxliil ku sameenay aflaantooda iyo mid walbo aflaanta tiro ahaan Hit u noqdayn ( semi hit, hit iyo super hit ):

katrina kaif 15 filim ayaa hit u noqdayn 

Karisma Kapoor 14  filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen

rani mukerji 13 ayaa hit u noqdayn 

Priyanka Chopra 10 filim ayaa hit u noqdeen

kareena kapoor 9 filim ayaa hit  u noqdeen

Deepika Padukone  9 filim ayaa hit u noqdeen

kajol 9 filim ayaa hit u noqdayn 

raveena tondon 8 filim ayaa hit u noqdayn

preity zinta 8 filim ayaa hit u noqdayn

juhi chawla 8 filim ayaa hit u noqdayn 

vidya balan 8 ayaa hit u noqdayn 

Aishwarya Rai 7 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen

Bipasha Basu 7 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen 

kangana ranaut 6 filim ayaa hit u noqdayn

alia bhatt 6 filim ayaa hit u noqdayn

Anushka Sharma 3 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen

Shraddha Kapoor 3 film ayaa hit dhameestiran u noqdeen

 

F.G: Xogtaan Waa Mid Aan Marwalbo Update Ku Sameyn Doono Marwalbo Oo Aan Taxliil atariisho Aflaantooda Soo Gudbino………