Hordhaca Bandhiga Caawa Ee Raw

Caawa Bandhiga Raw Waxa Uu Ka Dhici-Doona  TD Garden Arena Magaalada Massachusetts Gobolka Bostom

Waxyaabaha Ugu Muhiimsan Bandhiga Caawa

** caawa waxaa jawaab laga sugaayay xidiga Roman reigns inuu ka jawaabo su’aashii uu isbuucii hore weydiiyay xidiga Drew McIntyre kaaso Roman ciyaar ku balansaday bandhiga Wrestlemania caawa waxaa la sugi doona jawaabta uu bixiyo Roman

*** iyadoo dad badan dood ay ka keenayn Kurt Angle ciyaartiisa ugu dambeesay isagoo usbuucii hore doortay inuu wajaho Baron Corbin laakiin dad badan ayan jeclaysan ciyaartaas

maadamaa aysna ahayn mid classic ah sidoo kalena aysan u qalmin inuu Kurt Angle midaas ciyaaraha kaga fariisto waxaana caaqa la arki doona haddii wax iska badali doonto ciyaartaas

*** xiisaha bandhiga caawa loo daawan doono Raw waxaa ka mid ah inay caawa bandhiga xaadir ku ah Brock Lesnar iyo Seth Rollins , Roman Reings iyo Drew McIntyre , Triple H iyo Batsita iyo gabadhaha balansan wrestlemania Becky Lynch, Charlotte Flair iyo Ronda Rousey waana mid kor usii qaadaysa xiisaha bandhiga caawa loo daawan doona

F-G : Dhamaan Waxyaabaha Ka Dhaca Bandhiga Raw Waxaa Idin-Soo Gudbin-Doona Berito Natiijooyinkiisa Inshallah Mahadsanidiin