Hordhaca Bandhiga Ugu Weynaa Wwe Ee Super Show Down

Kulanti Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Kusoo Dhawaada Hordhaca Bandhiga  super show down  Ee Dhici-Doona Habeen-Dambe marka ay taariikdu ku beegan tahay 6 October

Waana Bandhiga Aad  Xiiso Badan Oo La Wada Sugaayo Waana Bandhiga ugu Weynaa wwe taariikhda waxa uuna Ka Dhici Doona dalka Australia Kaaso waxaana Lagu Magacaabo Super Shown Down Waana Mid Ugu Taageeraha Badnaa Taariikhda Waxa Uu Ka Dhici Doona Magaalada Melbourne

Waqtiga

Si Guud Ciyaaraha Waxa Ka Horeeya Showga Kick-Off Show Oo Bilaaban-Doono 2:30 Xilliga Geeska Africa Iyadoo Bandhiga Guud U Bilaaban-Doona 9:30 Xilliga Geeska Africa

Ciyaaraha

Iyadoo La Qorsheenayo Inuu Dhici-Doona 18 Ciyaarood Bandhigan Iyadoo Ka Mid Ah Bandhigyada Ugu Ciyaaraha Badan Haddabe Aan Eegno Ciyaaraha

Undertaker  Vs Triple H

Tani Waa Ciyaarta Ugu Adag Uguna Xiisaha Badan waxaan arki doona ciyaar u dhaxeesa triple h iyo undertaker kaaso ah kan ugu dambeeyay Waxaana Iska Hor Imaan Doona Ninka kagu yeero the dead man iyo ninka kale isagana loogu yeero the game waana ciyaar caalmaka oo dhan indhaha ku wada hayso waxaana xamaasada ciyaarta sii kordhin doonta in triple h uu caawin ka heli doono saaxiibkiisa shawn Michaels

halka undertaker uu isagana caawin uu ka heli doono walaalkiisa kane waana kulanka caalamka sida weyn loogu sugaayo waxaana ciyaartan ay tahay mida sida weyn looga hadal-haayo baraha bulshada

Wwe Champions— Aj Styles  Vs Samoa Joe

tani waa ciyaar ku celis ah oo ka timid bandhiga smack down live iyagoo labadan xidig hore u ciyaarayn bandhiga summer slam iyo hell in cell markaas samoa joe uu ku sigtay inuu noqdo wwe champions samoa waa fursadii ugu dambeesay uu ku qaadi laha suunka Wwe champions

Aj Styles waa inuu mar kale  xakameeya xanaaqiisa isagoo ciyaartii hore ee labadan xidig ay ciyaarayn uu isaga u sabab u lahaa inay si qaab daran ku dhamaato

The Shield Vs Braun Strowman Dolph Ziggler Iyo Drew

ciyaartan u dhaxeesa the shield iyo braun strowman and waa mid kaloo xiise badan oo lawada sugaayo iyadoo bandhigyadii raw ee ugu dambeeyay 6 dan nin ay dhex-martay
dagaalkii ugu cuslaa Roman iyo.

Seth Rollins ayaa cabsi ka qabaan waxa uu ciyaartan ka sameyn doono saaxiibkooda dean ambrose madaama usbuucyadii lasoo gudbay shaki weyn ku jiray inuu kasii mid ahaan doono the shield

John Cena Iyo Bobby Lashley Vs Kevin Owens Iyo Elias

john cena ayaa ku soo laaban doona ringaha isagoo muddo badan ka maqnaa john ayaa la saaxiiba doona bobby lashley si ay ugu guuleystaan kooxda ka kooban kevin owens iyo elias waana labo team culus

waxaana la arki doona cida ay guusha raaci doonta laakiim teamka john cena iyo bobby ayaa loo badinaya guusha habeen dambe inshallah

SmackDown Women’s Championship — Becky Lench Vs Charlotte

becky lench ayaa charlotte ku tilmaamtay qof qiyaano badan ka dib markii charlotte ay soo gashay ama ay ka mid noqotay ciyaarta suunka smack down Live championship oo dhex taalay carmella iyo iyada markii charlotte ay soo gashay waxa ay qaaday suunka

becky ayaa gadaal ka weerartay saaxiibteeda qaaliga ah ee charlotte tani waa ciyaar waxaana ay ka aargudatay saaxiibteeda charlotte bandhiga hell in cell iyadoo noqotay suunka smack down live championships

SmackDown Tag Team Championship —-The Bar Vs The New Day

the newday ayaa bishii hore noqdayn 5 jeer wwe tag team championship ka dib markii ay ka guuleystayn the bluedgion brothers markan ay wajahayaaan raga lagu magacaabo the rusev day suunka smack down luve tag team championship

No.1 Contender Wwe Champions Match —- Daniel BraynVs The Miz

Ciyaartan Waa Mid Kaloo Xiiso Badan Waxaana aya u dhaxeesa labada nin ee sida weyn isku necban ee kala ah daniel brayan vs the miz midaaso meesha sii taalo in cida badisa ay heli doonto fursad ay ku ciyaaro suunka wwe champions waana mid sii korshinaysa xamaasada ciyaartan

Ronda Rousey Iyo The Bella Twins Vs The Riot Squad

ronda rousey ayaa weysay caawinaad madaama dhaawac uusoo gaaray saaxiibteeda natalya laakiin ronda ayaa heshay caawinaad kaga imaanaysa labada walaalo ee kala ah nikki bella iyo brie bella waxa ayna wajihi doonan kooxda qaska jecel ee the riot squad

Asuka Iyo Naomi Vs Iiconis

Cruiser Weight Championship — Cedric Alexander Vs Buddy Murphy