Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

Bandhiga raw caawa waxa uu ka dhici doona  gobolka Detroit
Waxa uu bilaaban doona 8:30 xilliga mareekanka saacada geeska afrikada ay tahay 3:30 habeennimo
Caawa bandhigan Raw waa bandhig aad u xiiso badan

waxyaabaha ugu xiisaha badan Bandhiga caawa

caawa waxaa bandhiga kasoo muuqan doonan raga ugu sareeya shirkada wwe sida stephenie McMahon iyo triple h iyagoo caawa in badan ka hadali doonan bandhiga weyn ee bishan la ciyaari doono ee royal rumble

wwe ayaa geli doonta marxalad xiiso badan iyo sanad cusub waxaa ugu xiiso badan bandhiga inay jirto ciyaar battle royal kaaso ay ka qayb-galayaan xidigo ay ka mid yihiin finn balor apollo crews , kalisto , mojow rawley iyo xidigokale oo badan waxaana guuleystaha uu caawa la ciyaari doona suunka intercontinental championship

caawa ronda rousey ayaa caawin ka helaysa saaxiibteeda natalya si ay u wajahayaan gabadha xooga badan ee nia jax iyo tamina  waana mid ka mid ciyaaraha ugu xiisah badan ee caawa la sugaayo

F-G:Waxan u taaganahay inan idin soo gudbino
Waxyaabaha ka dhaca bandhiga caawa ee raw waxan idin soo gudbin doona iyagoo dhamaystiran maalinta berito Insha allah